Dowlada Soomaaliya oo talaabo ka qaadeysa 4- Shirkadood oo dayacay Xujeyda

Dowlada Soomaaliya ayaa sanadkan dhowr shirkadood oo si gaar ah loo soo xulay u siisay in Xujeyda Soomaaliyeed ay geeyaan Xajka, waxa ayna shirkadahan lacago badan ka qaateen dadka xujeyda ah. Qaar kamid ah shirkadahan ayaa la sheegay in ay dayaceen xujeyda ay qaadeen, waxaana la sheegay in ay dajiyeen goobo aan munaasib aheyn sidoo … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo talaabo ka qaadeysa 4- Shirkadood oo dayacay Xujeyda